Daryeelka Dawladu Bixiso
Welfare Benefits
- Gunada daryeelaha caadiga ah iyo ta sare
- Macluumaadka bogaganu waa tusin oo keliya, mana’aha go’aan xeer xadidan oo sharci ah. Macluumaadku waxay saxanyihiin April 03.
- Gunnada Daryeelka Naafada iyo Korodhsiimada Daryeelaha
- Carer’s Allowance & the Carer Premium
- Haddaad tahay daryeele, waxa laga yaabaa in aad heli karto Gunnada Daryeelka Naafada (Invalid Care Allowance). Taasi waa faaiido weyn oo dawladdu siiso daryeelayaasha waana muhiim inaad doonto haddaad heli karto – hadda waxay joogtaa £41.75 todobaadkii.
- Gunooyinka: maxaa la heli karaa sideese loo helaa
- Benefits: What's Available and How to Get Them
- Waxa jira noocyo badan oo gunooyinka ah ooy Dawladdu dadweynaha siiso.
- Waa maxay lacag bixin toos ahi?
- What is a Direct Payment?
- Lacag Bixin Toos ihi waa lacag laga yaabo inay ku siiso waaxada adeegga bulshadu si aad ugu iibsato taageerada aad ugu baahan tahay inaad ku deryeesho qofkaad ilaaliso.