Skip Navigation | Accessibility

information, advice, guidance and learning materials in community languages

Codsi in aad gurila’an tahay
Applying as Homeless

Warqadan waxeey sharaxeeysa sida loga codsado golaha degmada guri haadi aad guri la’ani ku haysow, ama aad mustaqbilka dhow noqonaysida guri la’an

Maka heli kara cawinaad golaha degmada

Dadka guri la’anta ah qarkod waxeey ka heli karan golaha degmada guri ama cawinada ay guri si kale ugu helan haddi ay guri la’an yahin ama ay guri la’an noqonayan afarta wiig oo soo socda. Lakiin waa in aay bahidadu wafaqda qaynuna kale oo sharic ah. Golaha degmada waxuu kaliyo guri kugu cawinaya haddi aad xisaabsantahay inaad xaqa u leedahay in lagu takuleyo (eligible for assistance) iyo in bahidada tixgalin weyn leedahay (priority need). Waxa dhici karta in aadan u leheeyna xaqa in lagu takuleyo haddi aad ku nolan jirtay wadana aan U.K aheyn. Radso talo haddi xaladadu sidaas tahay.

Waxeey bahidadu tixgalin weyn u bahantahay (priority need) haddi da’dadu tahay.

  • 16 ama 17 oo aadan xanaanada dowlada ku jirin.
  • 18, 19 ama 20 oo aad xanaanada dolada ku jirijirtay.

Waxa kalo bahidadu tixgalin weyn leedahay (priority need) haddi adiga ama qof reerkaga katirsan:-

  • Masul ka yahay caruur
  • Ur leeyahay
  • Guri la’an uu yahay sababta oo ah guri gubtay, gurigaaga qaday ama dhibatoyin la midah.
  • Dhibaateysan sabaad ka mid ah kuwaan darted curyaanimo, ka jiran maskaxda, kasoo caraaray jirdila ama dhar in la jirdilayo, xabis kasoo baxay, cidaanka dalka kamid ahan jirey, adigo 21 jir ah ama ka weyn oo dowlad ku xanaaneen jirtay ama sabaaba kale oo gar ah.

Haddi golaha degmada u maleynayan in xaladadu sidaas tahay. Waa in ay:

  • Ku helan meel aad mudo gaban ku nolatidi inta ay xaladada ficnayan marka dibana
  • Ku helan meel aad mudo dheer ku noolatidi haddii aadan. adigu si ula kac ah guri la’an isaga dhigin.

Maxaa dhacaaya haad eyan aheeyn bahideydu tixgalin weyn laheen

Haddi aad guri la’an tahay xaqana u leedahay takuleyn (eligibla for assistance) lakiin eyan bahidadu tixgan weyn laheyan (priority need) in ay ku siyaan talo sidaad guri ku helilahayad ah (sida warbixinta kiraysiga guri hantile iyo guriaha hayaada). Golaha degmada waa in eey u ogadan bahidda si fiican si ay talaada ay kusiyan ku anfacdo. Meelaha aan aad lo jecleeyn, bey golaha degmadu ku sinkaran haddi bahiddu tixgalin weyn laheeyn.

Maxaa dacay marka ku xigta

Haddi golaha degmada gostaan in aad kamid tahay dadka in ay cawinaana xaqa u leh, aadana adigu gurila’an iska dhigin. Waa in ka tashtaan, sidi aay ku cawini lahayeen. Cawinaadasa oo noqon karta:-

  • In ay guri ku helan
  • In ay ka cawinaan sida aad guri u raadsan laheyd.
  • In ay degma kale cawinad ku weydiyan. Tani waxeey kaliyo dhici karta haddi aadan waxaa xiriirah xafada aad joogto ku laheyn adana uga gureeynin xafadaada sababa laxiriinta dagaal iyo cabsi in lagu dilo ah.

Golaha degmadu waa in ay ku siiyan guri ku aanfaca oo aad mud dheer daganato. Lakiin marka hore waxaa dhici karta in ay guri ku meel gar ah lagu siyo sida hotel sariir iyo quraca leh. Haddi ay golaha degmadu ku dhahan waa in aad u gurta guri laga kirayay hantiile mud yar. Raadaso waxa talo ku siya intaadan dagin guriga.

Siday golaha degmada guri loga codsado:-

Markaad gurila’an tahay oo aad Codsaneeyso guri waxa u tagta golaha degmada qaybtodad dadka guri la’an ta ah. Tani inta badan waxeey kamid tahay qaybta guriyeeynata. U cada in aad guri la’an tahay ama in aad mudadow guri la’an noqoneeysid. Waa in aad qadata warqadaha muhimka ah sida waxii Cadeeynaya in aad guri la’an tahay oo aad haysid. Haddi aad u bahato in aad waqtiga shaqada kadib aado waa in ay adeega, gargar ka degdegah jirta. Haddi aadan ku farax saneeyna sida lagula dhaqmay, qof madax ah hala iigu yeero dheeh ama talo waxaa ku siya rada so. Haddi golaha degmada kudhahaan kuma cawineeyno, waa in ay qoral kuqu sheegan in eeyan ku cawineeynin iyo waxay sabatu tahay.

Warbixin inta dhafsan

Warqadanu waxay kaliyo ku sheegeeysa warbixin kooban oo sida guri loga Codsada wadanka ingriiska hada guri la’an tahay. Warbixin tafatiran oo inta ka badan ku sabsan gurilan’anta waxaa ka heleeysa marka ado www.sheltrnet.org.uk ama get shelter’s free guide “Homeless” waxaa tan ka akhrin karata meesha kugu dhow oo u ah shelter housing aid centre and waxaadirta telfoonka shelterline oo ah 0808 – 800 – 4444 (oo ah talfoon 24 ah oo lacag la’an ah)